AL-SHABAAB: Maraykanku wuxuu muujiyey naceybka uu u qabo shacabka Soomaaliyeed.
Xafiiska warfaafinta ee Xarakada Al-Shabaab ayaa goor dhawayd soo saaray bayaan ku qoran af ingiriisi oo looga hadlay wejiga dhabta ah ee Maraykanka iyo nacaybka gaamuray ee uu u qabo ummadda Soomaaliyeed.
